Sacuudiga oo ka hortagay raxan dayuurado ah oo dalkiisa lagu soo weeraray

Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay burburiyeen sideed diyaaradood oo hubeysan oo ay soo gantay kooxda Xuutiyiinta ee taageerada ka hela Iran, waxaana ku jiray saddex lagu tuuray dhanka Saudi Arabia, sidaana waxaa baahiyay telefishanka dowladda. Isbahaysigu ma uusan cayimin goobaha ku yaalla Sacuudiga ee … Continue reading Sacuudiga oo ka hortagay raxan dayuurado ah oo dalkiisa lagu soo weeraray